#DAAWO:Khudbada Suldaan Abdikani Qorane Gudoomiyaha Xisbiga Gobanimo Ahna musharaxa madaxweyne ee xisbiga Gobonimo. Gobanimo amni…
Xisbiga Gobanimo wuxuu aaminsan yahay in codkaaga uu yahay furaha isbeddelka. Taageeradaadu waxay naga caawineysaa in aan hirgelinno nidaam siyaasadeed hufan, cadaalad ku dhisan, lagana wada faa’iideysto. Ku biir dadaalka — codkaagu waa horumar.



