{"id":2539,"date":"2015-12-19T07:49:53","date_gmt":"2015-12-19T07:49:53","guid":{"rendered":"http:\/\/trendytheme.net\/demo\/wp\/nominee\/?page_id=2539"},"modified":"2025-05-02T17:08:33","modified_gmt":"2025-05-02T17:08:33","slug":"about","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/xisbigagobanimo.so\/index.php\/about\/","title":{"rendered":"About"},"content":{"rendered":"<div class=\"wpb-content-wrapper\"><p>[vc_row css=&#8221;.vc_custom_1454779789295{margin-top: 30px !important;margin-bottom: 0px !important;}&#8221;][vc_column][tt_section_title title_alignment=&#8221;text-center&#8221; section_separator=&#8221;no&#8221; title=&#8221;-Hordhac&#8221;]<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">Urur Siyaasadeedka Gobanimo (USG) waa urur ay ku mideysanyihiin qaar ka mid ah haldoorka siyaasadda Soomaaliyeed wuxuuna u taagan ilaalinta, adkaynta iyo ka miro-dhalinta Nabadda iyo Midnimada Ummadda Soomaaliyeed oo ah tiirarka ugu waaweyn ee nolosha dadka iyo jiritaanka dalka.Ururku waxaa lagu aasaasay magaalada Muqdisho taariikhdu markay ahayd 18 April 2025. Xarunta dhexe ee Urur Siyaasadeedka Gobanimo waa Magaalada Muqdisho, caasimadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, wuxuuna xafiisyo kuleeyahay\u00a0 gobollada iyo degmooyinka dalka, wuxuu kale oo uu wakiilo ku leeyahay dalka dibadiisa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">Ururka waxaa loo asaasay markii haldoorka garwaaqsadeen baahida shacabka Soomaaliyeed u qabo hoggaan siyaasadeed oo daacad ah, xasilooni siyaasadeed, midnimo qaran, nidaam iyo kala dambeyn, amni waara, xorriyad, dowlad-wanaag ku dhisan xorriyad, caddaalad bulsho, iyo hannaan horumarineed oo la jaanqaadi kara rabitaanka iyo hamiga shacabka Soomaaliyeed. Hal-ku-dhegga Ururku waa: <em>\u201cAmni iyo Cadaalad loo gudboon yahay\u201d.<\/em><\/p>\n<p>[\/tt_section_title][tt_section_title title_alignment=&#8221;text-center&#8221; section_separator=&#8221;no&#8221; title=&#8221;Aragtida  &#8211; Ururka&#8221;]Ururka\u00a0 Gobanimo waxa uu ku taamayaa dhisidda Bulsho Soomaaliyeed oo amni ah, cadaalad ku nool, leh midnimo qaran, wadajir iyo iskaashi, kana bedqabta kala qeybsanaan, qabyaalad, colaad, cabsi, is naceyb, iyo xagjirnimo.[\/tt_section_title][tt_section_title title_alignment=&#8221;text-center&#8221; section_separator=&#8221;no&#8221; title=&#8221;Himalada &#8211; Ururka&#8221;]Himilada Ururku waa in dadkeenna dib loogu soo celiyo karaamada, sharafta iyo awoodda Qarannimada Soomaaliyeed, taas oo saldhig u ah mabda\u2019a iyo yoolka siyaasadeed ee uu ururka higsanaayo, si loo xaqiijiyo hanka qaran iyo dowladnimada ay shacabka Soomaaliyeed mudan yihiin.[\/tt_section_title][\/vc_column][\/vc_row][vc_row full_width=&#8221;stretch_row&#8221; css=&#8221;.vc_custom_1454756215621{margin-bottom: 0px !important;padding-top: 126px !important;padding-bottom: 120px !important;background-color: #f4f4f4 !important;}&#8221; el_class=&#8221;text-center&#8221;][vc_column][tt_section_title title_alignment=&#8221;text-center&#8221; section_separator=&#8221;no&#8221; title=&#8221;Madaxda -Xisbiga&#8221;]Ururka Gobanimo wuxuu ku dhisan yahay falsafad ku saleysan xaqsoor, Cadaalad iyo horumar waara, isagoo aaminsan in: Dawladnimadu tahay adeeg loo hayo shacabka, isla markaana sharciga iyo codka shacabka yihiin laf-dhabarta jiritaanka dowladnimo.[\/tt_section_title][tt_member post_limit=&#8221;3&#8243; grid_column=&#8221;4&#8243; member_order=&#8221;ASC&#8221;][vc_empty_space height=&#8221;20px&#8221;][vc_btn title=&#8221;All Party Member&#8221; style=&#8221;outline-custom&#8221; outline_custom_color=&#8221;#ef4836&#8243; outline_custom_hover_background=&#8221;#ef4836&#8243; outline_custom_hover_text=&#8221;#ffffff&#8221; shape=&#8221;square&#8221; css=&#8221;.vc_custom_1455962844663{margin-right: 14px !important;margin-left: 14px !important;}&#8221; link=&#8221;url:http%3A%2F%2Ftrendytheme.net%2Fdemo2%2Fwp%2Fnominee%2Fmembers%2F||&#8221;][vc_btn title=&#8221;Nominee Profile&#8221; style=&#8221;custom&#8221; custom_background=&#8221;#ef4836&#8243; custom_text=&#8221;#ffffff&#8221; shape=&#8221;square&#8221; css=&#8221;.vc_custom_1455962859342{margin-right: 14px !important;margin-left: 14px !important;}&#8221; link=&#8221;url:http%3A%2F%2Ftrendytheme.net%2Fdemo2%2Fwp%2Fnominee%2Fbiography||&#8221;][\/vc_column][\/vc_row]<\/p>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>[vc_row css=&#8221;.vc_custom_1454779789295{margin-top: 30px !important;margin-bottom: 0px !important;}&#8221;][vc_column][tt_section_title title_alignment=&#8221;text-center&#8221; section_separator=&#8221;no&#8221; title=&#8221;-Hordhac&#8221;] Urur Siyaasadeedka Gobanimo (USG) waa urur ay ku mideysanyihiin qaar ka mid ah haldoorka siyaasadda Soomaaliyeed wuxuuna u taagan ilaalinta, adkaynta iyo ka miro-dhalinta Nabadda iyo Midnimada Ummadda Soomaaliyeed oo ah tiirarka ugu waaweyn ee nolosha dadka iyo jiritaanka dalka.Ururku waxaa lagu aasaasay magaalada Muqdisho taariikhdu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"parent":0,"menu_order":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"page-templates\/template-vc.php","meta":{"footnotes":""},"class_list":["post-2539","page","type-page","status-publish","hentry"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/xisbigagobanimo.so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/2539","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/xisbigagobanimo.so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/xisbigagobanimo.so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/xisbigagobanimo.so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/xisbigagobanimo.so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2539"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/xisbigagobanimo.so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/2539\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4026,"href":"https:\/\/xisbigagobanimo.so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/2539\/revisions\/4026"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/xisbigagobanimo.so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2539"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}