Your Donation Makes Help Us

Taageeradaada dhaqaale waxay muhiim u tahay hirgelinta qorshayaashayada horumarineed. Deeqdaada waxay naga caawisaa in aan ballaarinno adeegyada bulshada, kobcino wacyiga siyaasadeed, isla markaana aan taageerno isbeddel dhab ah oo dalka ka hirgala. Nagu garab istaag si aan u xaqiijino himilada shacabka Soomaaliyeed.

Donate Information

Our campaign has come a long way, but there is still a lot of road ahead. Now is the time for us to push on and continue
this incredible movement. Please make a donation now and help us win!