In
Campaign
Tabaha Tayeynta iyo Xaqiijinta Ujeeddooyinka Ururka
- Dhisidda hay’ado iyo shaqaale xirfad leh oo u adeega bulshada, kuna shaqeeya aragtida Ururka.
- Curinta fikrado siyaasadeed oo lagu horumariyo Shuruucda iyo Xeerarka Dalka si waafaqsan Mabaadi’da diinta Islaamka, Dhaqanka suubban iyo Gobanimada Soomaaliyeed.
- Adeegsiga warbaahinta si loo faafiyo mabaadi’da iyo ujeeddooyinka Ururka.
- Tababaridda iyo tayeynta xubnaha iyo howlwadeennada si loo xaqiijiyo hirgelinta himilooyinka siyaasadeed ee Ururka.
- Adeegsiga dhammaan waddooyinka shacigu oggol yahay si loo gaaro himilooyinka Ururka, iyadoo aan lagu xadgudbin Dastuurka KMG ah iyo xeerarka Ururka.
- Abaabulka dhab-u-heshiisiin bulsho iyo siyaasadeed, si dib loogu helo kalsoonida shacabka iyo qiimaha bulshada Soomaaliyeed.
