๐๐ผ๐ฟ๐ฑ๐ต๐ฎ๐ฐ
Bulshada Soomaaliyeed mararka qaarkood waxaa ka dhex dhaca xaalado ay dadku xaqiiqda wada garanayaan, balse ay ka baqaan inay si cad u sheegaan. Qaar waxay runta uga aamusaan cabsi ay ka qabaan inay waayaan xil, dhaqaale ama taageero, halka kuwo kalena ay raacaan hadalka dadka xilalka sare haya, xataa marka khaladku si muuqata u cad yahay.
Marka beenta la wada taageero, qofka runta sheegaya waxaa laga yaabaa in loo arko qof aan daacad aheyn, halka dadka khaladka qarinayana loo arko kuwo daacad ah.
Arrintan waxaa si fiican u bidhaaminaya sheekada โ๐๐ก๐ ๐๐ฆ๐ฉ๐๐ซ๐จ๐ซโ๐ฌ ๐๐๐ฐ ๐๐ฅ๐จ๐ญ๐ก๐๐ฌโ (๐๐ก๐๐ซ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐จ๐ช๐จ๐ซ๐ค๐).
๐ฆ๐ต๐ฒ๐ฒ๐ธ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ผ๐พ๐ผ๐ฟ๐ธ๐ถ๐ถ ๐ค๐ฎ๐ฎ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ
Sannado badan ka hor waxaa jiray boqor aad u jeclaa dharka cusub. Lacagtiisa inteeda badan wuxuu ku bixin jiray inuu helo dharka ugu quruxda badan. Dan kama gelin xaaladda ciidankiisa, dhibaatooyinka dadkiisa ama howlaha kale ee boqortooyada. Waxa keliya ee uu jeclaa waxay ahayd inuu dadka tuso dharkiisa cusub. Halkii laga dhihi lahaa sida madaxda kale laga yiraahdo, โ๐๐จ๐ช๐จ๐ซ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ ๐๐ฒ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐ฃ๐ข๐ซ๐๐,โ dadka magaaladaasi waxay mar walba dhihi jireen, โ๐๐จ๐ช๐จ๐ซ๐ค๐ฎ ๐ช๐จ๐ฅ๐ค๐ ๐ฅ๐๐๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐ฒ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐ฃ๐ข๐ซ๐๐.โ
Maalin maalmaha ka mid ah waxaa magaalada yimid laba nin oo khiyaanooleyaal ah. Waxay sheegeen inay yihiin dhar-sameeyayaal awood u leh inay sameeyaan maro aan caadi ahayn. Waxay dhaheen in maradaas aysan arki karin dadka doqommada ah ama kuwa aan xilalkooda u qalmin.
Markii uu boqorku warkaas maqlay, aad ayuu ugu farxay. Wuxuu is yiri: โ๐๐๐๐๐ข๐ข ๐๐๐ง ๐๐ก๐๐ซ๐ค๐๐ง ๐ฑ๐ข๐ซ๐ญ๐จ, ๐ฐ๐๐ฑ๐๐๐ง ๐จ๐ ๐๐๐ง ๐ค๐๐ซ๐๐ ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ช๐ฅ๐ข๐ ๐ ๐ฅ๐๐ก ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฐ๐ ๐๐จ๐ช๐จ๐ฆ๐ฆ๐๐๐ ๐๐ก. ๐๐๐ฑ๐ ๐ค๐๐ฅ๐ ๐จ๐จ ๐๐๐ง ๐ ๐๐ซ๐๐ง ๐ค๐๐ซ๐๐ ๐ฌ๐๐ซ๐๐๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐ก๐ ๐๐๐ง ๐ฑ๐ข๐ฅ๐๐ฅ๐ค๐จ๐จ๐๐ ๐ฎ ๐ช๐๐ฅ๐ฆ๐ข๐ง.โ
Boqorku wuxuu labada nin siiyay lacag badan, xariir iyo dun dahab ah si ay dharka u sameeyaan. Hase yeeshee, khiyaanooleyaashu wax maro ah ma samayn. Waxay hor fadhiisteen qalab maran, iyagoo iska dhigaya inay shaqaynayaan. Xariirtii, duntii dahabka ahayd iyo lacagtiiba jeebabkooda ayay ku xareysteen.
Muddo ka dib, boqorku wuxuu doonay inuu ogaado sida ay shaqadu u socoto. Wuxuu u diray wasiirka ugu daโda weyn oo uu aad ugu kalsoonaa. Markii wasiirku galay qolkii, wuxuu arkay labada nin oo qalab maran hor fadhiya. Waxba ma uusan arkin.
โ๐๐ฅ๐๐๐ก๐๐ฒ๐จ๐ฐ,โ ayuu is yiri, โ๐ฆ๐ ๐๐จ๐ช๐จ๐ง ๐๐๐๐ง ๐๐ก๐๐ฒ? ๐๐ข๐ฌ๐ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐ ๐ฐ๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฎ๐ฆ๐ ๐ช๐๐ฅ๐ฆ๐จ?โ
Wuxuu ka baqay in dadka loo sheego inuusan marada arki karin. Sidaas darteed wuxuu yiri: โ๐๐๐ซ๐๐๐ฎ ๐๐๐ ๐๐๐ฒ ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฑ ๐๐๐๐๐ง ๐ญ๐๐ก๐๐ฒ. ๐๐ข๐๐๐๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ง๐๐ช๐ฌ๐ก๐๐๐๐ฎ๐๐ ๐ฐ๐๐ ๐๐๐ฃ๐ข๐ข๐.โ
Markii uu boqorka ku noqday, wuxuu u sheegay in maradu tahay mid aad u qurux badan.
Boqorku wuxuu markale diray sarkaal kale. Isaguna waxba ma uusan arkin, laakiin wuxuu ka baqay in loo maleeyo qof doqon ah ama aan xilkiisa u qalmin. Sidaas darteed isaguna maradii aan jirin ayuu ammaanay.
Ugu dambayn, boqorkii laftiisa ayaa u tegay khiyaanooleyaashii, isaga oo ay la socdaan wasiirradiisii iyo saraakiishiisii. Markii uu eegay qalabkii, waxba ma uusan arkin.
โ๐๐ ๐๐จ๐ช๐จ๐ง ๐๐๐๐ง ๐๐ก๐๐ฒ?โ ayuu qalbigiisa iska weydiiyay. โ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ง๐๐ง ๐๐จ๐ช๐จ๐ซ๐ง๐ข๐ฆ๐๐๐ ๐ฎ ๐ช๐๐ฅ๐ฆ๐ข๐ง?โ
Inkastoo uusan waxba arkin, haddana wuxuu yiri: โ๐๐๐ซ๐๐๐ฎ ๐๐๐ ๐๐๐ฒ ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฑ ๐๐๐๐๐ง ๐ญ๐๐ก๐๐ฒ. ๐๐๐ ๐๐ฒ๐๐๐ง ๐ฎ๐ ๐ ๐ก๐๐ฅ๐๐ฒ.โ
Saraakiishii la socotay iyaguna waxba ma aysan arkin, laakiin dhammaantood waxay ku dhawaaqeen: โ๐๐๐ ๐ฆ๐๐ซ๐จ ๐๐๐ฃ๐ข๐ข๐ ๐๐ก! ๐๐จ๐ช๐จ๐ซ๐ค๐ฎ ๐ฐ๐๐ ๐ข๐ง๐ฎ๐ฎ ๐ฑ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ ๐ฐ๐๐ฒ๐ง ๐ค๐ฎ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ญ๐๐.โ
Khiyaanooleyaashii waxay sii wateen khiyaanadoodii.
Habeenkii ka horreeyay xafladda, khiyaanooleyaashu habeenkii oo dhan way soo jeedeen. Waxay shideen in ka badan lix shumac si ay dadka ugu muujiyaan inay aad ugu mashquulsan yihiin dhammaystirka dharka cusub ee Boqorka. Waxay iska dhigeen inay marada qalabka ka saarayaan. Waxay maqasyada waaweyn hawada ku googooyeen.
Ugu dambayn waxay yiraahdeen: โ๐๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ซ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐จ๐ช๐จ๐ซ๐ค๐ฎ ๐ฐ๐๐ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ.โ
Boqorkii ayaa yimid isaga oo ay la socdaan saraakiishiisa iyo amiirradiisa ugu sareeya dalka. Labadii khiyaanoole mid walba gacanta ayuu kor u qaaday sidii inuu wax hayo.
Waxay yiraahdeen: โ๐๐ฎ๐ฐ๐๐ง๐ข ๐ฐ๐๐ ๐ฌ๐ฎ๐ซ๐ฐ๐๐๐ฅ๐ฅ๐๐๐ข๐ข. ๐๐๐ฅ๐ค๐๐ง๐ข ๐ฐ๐๐ ๐ฃ๐๐๐ค๐๐๐๐ข๐ข, ๐ค๐๐ง๐ง๐ ๐ฐ๐๐ ๐ ๐จโ๐ข๐ข ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐.โ
Waxay magacabeen qayb kasta oo dharka ka mid ah. โ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐จ๐จ๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ฒ ๐ฎ ๐๐ฎ๐๐ฎ๐ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐ฌ๐ข๐๐ ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐๐ค๐ ๐๐๐๐ซ๐๐๐. ๐๐จ๐๐ค๐ฎ ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ฎ ๐ฆ๐๐ฅ๐๐ฒ๐ง ๐ค๐๐ซ๐๐ ๐ข๐ง๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐๐ง ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ง๐๐ฒ๐ง, ๐ฅ๐๐๐ค๐ข๐ข๐ง ๐ญ๐๐๐ฌ ๐๐ฒ๐๐ ๐ค๐ ๐๐ก๐ข๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ ๐ค๐ฎ๐ฐ๐จ ๐๐๐ ๐ฎ ๐ฐ๐๐ง๐๐๐ ๐ฌ๐๐งโ.
โ๐๐๐ ๐ฌ๐ข๐๐๐๐ฌ,โ ayay amiirradii wada dhaheen, inkasta oo aysan waxba arki karin, waayo wax la arko ma jirin.
โ๐๐๐๐๐ข๐ข ๐๐จ๐ช๐จ๐ซ๐ค๐ ๐๐ก๐๐ซ๐๐๐ญ๐ ๐๐๐ก ๐ฎ๐ฎ ๐จ๐ ๐ ๐จ๐ฅ๐๐๐๐จ ๐ข๐ง๐ฎ๐ฎ ๐๐ก๐๐ซ๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐ ๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐จ,โ ayay khiyaanooleyaashu yiraahdeen, โ๐ฐ๐๐ฑ๐๐๐ง ๐ก๐๐ฅ๐ค๐๐ง, ๐ฆ๐ฎ๐ซ๐๐๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐๐ซ ๐ก๐จ๐ซ๐ญ๐๐๐๐, ๐ค๐๐ ๐ ๐๐๐๐ฐ๐ข๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐ง๐๐ ๐ข๐ง๐ฎ๐ฎ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ญ๐จ ๐๐ก๐๐ซ๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐โ.
Boqorka dharkiisii ayuu iska bixiyay. Khiyaanooleyaashuna waxay iska dhigeen inay mid mid ugu xirayaan dharkiisa cusub.
Waxay dhexda ka qabteen iyagoo iska dhigaya inay wax ku xirayaan. Waxay sheegeen inay hagaajinayaan qaybta dheer ee marada gadaal jiidaysa. Boqorkuna marba dhinac ayuu isu rogrogayay muraayadda horteeda.
โ๐๐ข๐๐๐ ๐ช๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฑ ๐๐๐๐๐ง ๐๐ ๐๐ก๐๐ซ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ช๐๐๐ ๐๐จ๐ช๐จ๐ซ๐ค๐! ๐๐ข๐๐๐ ๐ฐ๐๐ง๐๐๐ ๐ฌ๐๐ง ๐๐ ๐๐ฒ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ก๐๐๐๐จ๐จ๐ง ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง!โ ayaa dhinac walba laga lahaa.
โ๐๐๐ช๐ฌ๐ก๐๐๐๐ฎ ๐๐๐ ๐๐๐ฒ ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐๐ง ๐ญ๐๐ก๐๐ฒ! ๐๐ข๐๐๐๐๐๐๐ฎ๐ง๐ ๐๐๐ ๐๐๐ฒ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ก๐๐๐๐จ๐จ๐ง ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง! ๐๐๐ ๐ฅ๐๐๐๐ข๐ฌ ๐๐๐ ๐ฎ ๐๐๐ฃ๐ข๐ข๐ ๐๐๐๐๐ง!โ.
Markaas mid kamid wasiiradii ayaa yiri: โ๐๐จ๐ช๐จ๐ซ๐จ๐ฐ, ๐๐๐ฅ๐ฅ๐๐๐๐ข๐ข ๐๐จ๐ช๐จ๐ซ๐ญ๐จ๐จ๐ฒ๐๐๐ฎ ๐๐๐ง๐ง๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐ฒ๐๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐๐.โ
โ๐๐๐ ๐๐๐ , ๐ฐ๐๐ฑ๐๐๐ง ๐๐ข๐ฅ๐๐ฒ๐๐ ๐ข๐ง๐๐๐ง ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ ๐๐ก๐๐ฒ,โ ayuu Boqorku yiri.
Mar kale ayuu muraayadda isku eegay Boqorka.
โ๐๐ข ๐๐๐ฃ๐ข๐ข๐ ๐๐ก ๐๐ฒ๐๐ฒ ๐ข๐ข๐ ๐ฎ ๐ก๐๐๐๐จ๐จ๐ง ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง, ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐๐ง๐๐ฒ ๐๐ก๐๐ฒ๐ง?โ ayuu yiri, isagoo iska dhigaya inuu dharkiisa si weyn u danaynayo.
Amiirradii qaadi lahaa qaybta dheer ee marada ayaa hoos u foorarsaday, waxayna gacmaha dhulka u fidiyeen sidii inay wax qaadayaan. Dabadeed waxay iska dhigeen inay kor u qaadeen oo hayaan. Ma aysan ku dhiirran inay qirtaan inaysan waxba gacmaha ku hayn.
Boqorkii wuxuu magaalada dhex maray isaga oo aan wax dhar ah xirnayn. Dadkii waddooyinka joogay waxay wada ogaayeen inuusan waxba xirnayn, laakiin qof walba wuxuu ka baqayay in loo maleeyo doqon ama qof aan u qalmin xilkiisa.
Sidaas darteed waxay ku qayliyeen: โ๐๐๐ ๐ฆ๐๐ฑ๐๐ฒ ๐๐ก๐๐ซ ๐ช๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฑ ๐๐๐๐๐ง! ๐๐จ๐ช๐จ๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ ๐๐ฒ๐ฎ๐ฎ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ก๐๐๐๐จ๐จ๐ง ๐ฒ๐๐ก๐๐ฒ!โ
Markaas ayaa ilmo yar oo dadka dhex taagnaa si daacad ah u yirii: โ๐๐๐๐ค๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ช๐จ๐ซ๐ค๐ฎ ๐ฐ๐๐ฑ ๐๐ก๐๐ซ ๐๐ก ๐ฆ๐ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ง๐!โ.
Dadkii ayaa hadalka ilmaha isu gudbiyay. Ugu dambayn magaalada oo dhan waxay ku dhawaaqday: โ๐๐จ๐ช๐จ๐ซ๐จ๐ฐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐ฆ๐ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ง๐ข๐!โ
Boqorku wuu gariiray, sababtoo ah wuxuu ogaaday inay run sheegayaan. Hase yeeshee, kibirkiisa awgiis, wuxuu goโaansaday inuu socodka sii wato. Wuxuu u socday si ka kibir badan sidii hore, halka saraakiishiisuna iska dhigayeen inay qaadayaan goโ dheer oo aan jirin.
๐๐๐ฑ๐๐ฒ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐๐ ๐๐๐ซ๐๐ง ๐๐๐ซ๐ญ๐๐?
Sheekadani ma aha oo keliya sheeko faneed. Waa digniin ku saabsan dhibaatada ka dhalata marka bulshada:
โข Beenta taageerto;
โข Runta ka baqdo;
โข Khaladka loo sacbiyo;
โข Dadka awoodda leh aan lala xisaabtamin;
โข Xilka iyo danaha gaarka ah laga hormariyo xaqiiqda;
โข Qof walba raaco hadalka madaxda, isaga oo aan si madax-bannaan u fikirin.
Sida ilmaha yar ee sheekada ku jira, qofka runta sheega mararka qaarkood wuxuu noqon karaa qof aan xil, awood ama dano gaar ah lahayn. Waxaa laga yaabaa inuu yahay muwaadin caadi ah, aqoonyahan, wariye, shaqaale ama qof dhalinyaro ah oo keliya ku dhiirraday inuu magacaabo xaqiiqda ay dadka kale wada arkayaan.
Soomaaliya waxay u baahan tahay muwaadiniin iyo masuuliyiin ku dhiirrada inay xaqiiqda sheegaan, xataa marka runtaasi dhib ku tahay dadka awoodda leh.
Horumar dhab ahi ma yimaado marka khaladka loo sacbiyo, beentana loo bixiyo guul.
Horumarku wuxuu yimaadaa marka:
โข Runta la aqbalo;
โข Hoggaanka lala xisaabtamo;
โข Khaladka la saxo;
โข Aragtida kala duwan la oggolaado;
โข Qof kastaa si madax-bannaan u fikiro;
โข Danta guud laga hormariyo xilka iyo danaha gaarka ah.
Casharka Ugu Weyn
Runta waa inaan loo qarin cabsi, dano gaar ah ama raacidda dadka kale awgeed. Bulsho beenta u sacbisa waxay halis ugu jirtaa inay muddo dheer la socoto ๐๐จ๐ช๐จ๐ซ ๐๐๐ง ๐ฐ๐๐ฑ ๐๐ก๐๐ซ ๐๐ก ๐ฑ๐ข๐ซ๐ง๐๐ฒ๐ง. Bulsho runta sheegtana waxay heli kartaa fursad ay khaladkeeda ku saxdo, hoggaankeedana kula xisaabtanto.
