SULDAAN Cabdiqani Qorane waa Musharrax Madaxweyne Soomaaliyeed, ahna Guddoomiyaha Xisbiga Gobanimo

SULDAAN Cabdiqani Qorane waa Musharrax Madaxweyne Soomaaliyeed, ahna Guddoomiyaha Xisbiga Gobanimo

SULDAAN Cabdiqani Qorane waa Musharrax Madaxweyne Soomaaliyeed, ahna Guddoomiyaha Xisbiga Gobanimo — xisbi u taagan daryeelka ummadda, difaaca qaranimada iyo horumar waara.
Waa Mujaahid Soomaaliyeed oo sannado badan ku jiray halganka bulshada, aaminsan caddaaladda, midnimada iyo horumarinta dalka.
Waa Isin Soomaaliyeed, Sheekh la qadariyo, iyo Injineer khibrad leh, oo isku darsaday diinta, aqoonta iyo aragti qaran.
Hoggaankiisu waa mid daacadnimo ku dhisan, dadkiisana u taagan si kal iyo laab ah.
Xisbiga Gobanimo wuxuu maanta u yahay shacabka iftiin iyo isbeddel suurtagal ah.
Codkaaga waa Gobanimadaada La Garab Istaag Hogaan Hufan .